Shirkad Maraykan ah oo magdhow Milyan dollar gaaraya siineysa shaqaale Soomaali ah

Shirkad ka shaqeysa hilibka iyo cuntooyinka kale oo laga leeyahay Wadanka Mareykanka ayaa ogolaatay inay bixiso lacag dhan hal million oo dollar oo magdhow ah taasoo ay siineyso shaqaale Soomaali u badan oo dacwad ka gudbiyey. Guddiga Mareykanka u qaabilsan sinaanta shaqadda ayaa ku dhawaaqay inay shirkaddu diyaar u tahay magdhow iney siiso shaqaalaha ka … Continue reading Shirkad Maraykan ah oo magdhow Milyan dollar gaaraya siineysa shaqaale Soomaali ah